September 20, 2022 | Posted by admin
Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kacdoonka shacabka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka, kaas oo lagu soo afjarayo argagixisada Al-Shabaab.
Howlgallo xoogan ayaa ka socda Goballada dalka waxaana wasaradu ay sheegtay inay xoojinayso Dagaalka Dalka looga saarayo Shabaab




COMMENTS