January 12, 2022 | Posted by admin

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Maanta amartay in Maalinta Birita ah Muqdisho Lagu qaban karo Banaanbax Nabadeed.

qoraal ka soobaxay Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa Lagu yiri” Taliya Boliiska Soomaalya Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir waa inay sugaan Amniga Dadka Banaanbaxa dhigaya.

sidoo kale waxaa la Amray dadka Banaanbaxa dhigaya waa inay ka Digtoonaadaan Falal ka baxsan Amniga islamarkaana ay sameeyaan rabashado

COMMENTS