April 4, 2021 | Posted by admin

Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa walaac xooggan ka muujisay cudurka Covid-19 oo si aad ah ugu faafaya deegaanada Galmudug.

Galmudug waxaa  48 saac ee la soo dhaafay ugu dhintay Caroona 9 ruux , halka 111 ruux laga helay Caabuqaan Faafa ee Carona.

Bulshada ayaa La faray inay Taxadaraan si uusan usii faafin Caabuqaan faafa ee Galaaftay Nolosha dad badan.

Halkaan ka akhriso.

COMMENTS