November 26, 2020 | Posted by admin

War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxay dalbadeen inay in lakala diro guddiyadii doorashada, sidoo kale waxay dalbadeen in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Teendhada Afisyooni oo aheyd halkii ay ka dhacday doorashadii Madaxweynaha 2017.

COMMENTS