September 27, 2021 | Posted by admin

Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay oo soo gaaray Muqdisho ayaa maanta si kala gaar gaar ah ula kulmay Md. Farmaajo iyo Rw. Rooble.

Lt. General Muhoozi ayaa waxaa dhalay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, waxaana imaanshihiisa maanta uu ku soo aaday xilli khilaaf uu u dhaxeeyo Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Warar laga helaayo Madaxtooyada ayaa sheegaayo in uu dhambaal ka sido Madaxwaynaha Uganda ?? Yoweri Museveni, asiga uu si gaar ah u dhaxdhaxaadinooyo labada masuul oo qilaafkooda sii dhabadheeraaday.

COMMENTS