February 24, 2021 | Posted by admin

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in uu jiray isfaham la gaaray maanta gelinkii dambe, Waxaana waxyaabaha la iskaga soo dhawaaday ka mid ah.

In Ra’iisul wasaare Rooble iyo Musharixiinta ay wada qadeeyaan Maanta wadahadalo u dhaxmaraan labada dhinac.

In garawshiyo laga bixiyo Wixii dhacay 19 February, ayna dhanka Dowladda ku metelaan Ama ku hadlaan Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeele.

Waxaa kale oo xalay la isla gaaray in banaanbaxa la isla eego.

Waxaa kale ee xilli dambe yimid isbedel aan rasmi ahaan la ogayn halka ay salka ku heyso.

COMMENTS