July 16, 2021 | Posted by admin

Wabar Socdaal Raage Wabar Cilfaaf oo ah Wabarka Warsan-gali ayaa Goor dhaw gaari uu saarnaa waxaa Qorya Ku qabtay Ciidamada Boliiska ee Jooga isgooska Sanca ee Muqdisho, sida aad ujeedaana Waxaa Balaqan dhamaan daaqadaha Gaariga.

Wabarka ayaa saarnaa Gaariga waxaana Muddo Taag taag ah ka dib Wabarku uu dib isaga laabtay Isgooska Sanca ee Muqdisho, waana Loo diiday inuu Soo Moodo Barta Koontaroolka ee Hubinta Gaadiidka.

isgooska sanca waxaa Lagu qabaa dhibaato weyn waxaana dadka Masuuliyiinta ah iyo dhaqakaba Loola dhaqmaa si aan Masuuliyad aheen.

Wabarka ayaa Ciidamadu waxay ku qabteen Hub, waxaana Loola dhaqmay si Aan xushmad laheen.

COMMENTS