January 27, 2022 | Posted by admin

Magaalooyinka Muqdisho, Dhuusamareeb iyo Garoowe ayaa maanta waxa ka dhacaysa doorashada xubnaha golaha shacabka BJFS iyadoo goobaha qaar hadaba ay socoto doorashada.

magaalada Muqdisho ayaa lagu dooranayaa 3 Kursi halka Dhuusamareeb iyo Garoowe lagu dooran doono min afar Kursi.

Halkaan kala soco natiijooyinka doorashada.

COMMENTS