October 24, 2021 | Posted by admin

Allaha unaxaristee Waxaa Geeriyooday Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug xalay Loo Magacaabay, ka dib Markii Taliyihii Ciidankaas uu shalay ku dhaawacmay Dagaalka Gurceel.

Laba xidigle Faarax Muumin Oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidaanka dowladda Ee Dagaalka Hogaamineysey Ayaa dhaawac Soo gaaray Maanta u geeriyooday sida Lagu qoray Pagka Ciidamada Haramcad

Shalay Ayaa Gurceel waxaa ku dhaawacmay Taliyihii Haramcad ee Galmudug kaas oo qasaaye Magaciisa Lagu Sheegay Balse Taliyahaan Ayaa xalay Lagu Badalay asna ugu dambeyn ayuu dhaawac Soo gaaray Maanta u geeriyooday.

Saraakiisha Dhaawacmay iyo Kuwa dhintay Ayaa dhamaantood ka kala Tirsan gogor, Danab Haramcad

COMMENTS