October 25, 2020 | Posted by admin

Madaxweynha Galmudug Axmed Cabdi Kaariyr QoorQoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ku Qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya (Xijaar ) oo Goordhaw gaaray magaalada  Dhuusamareb.

Taliye xijaar iyo Madaxweyne Qoor Qoor Waxaana ay iska Xog wareeysteen Dib u Habeeyn Dhawaan lagu Sameyn Doono Ciidamada Booliska ee ka Howlgala  Galmudug.

Taliyaha Boliiska Soomaaliya ayaa Wada qorshe uu Kormeerayo Goobaha Doorashada ay dhacayaan waxaana La filayaa in uu gaaro Deegaano ka Tirsan Maamul Gobaleedyada dalka

COMMENTS