January 15, 2013 | Posted by admin

INAA LILAAHI WA INAA ILLEEYHI RAAJICUUN


DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA SHABAKADA DUHUR, IYO DHAMAAN JAALIYADA KU NOOL ROCHESTER IYO TWIN CITY WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA MARXUUMAD AAMINO ROOBLE KABAD OO KU GEERIYOOTAY DALKA CANADA.

WAXAANA LEENAHAY QOYSKEEDA, EHELADEEDA IYO ASXAABTEEDA SAMIR IYO IIMAAN ILLAHEY HA IDINKA SIIYO, MARXUUMADANA JANATUL FARDOWZA ILLAHAY HAKA WARAABIYO…..AAMIIN…AAMIIN…..AAMIIN

WAXAA TACSIDAN DIRAYA:

  1. Nabadoon Xaji Xuseen Jimcale Cadde
  2. Abdullahi Ali Kirbaag
  3. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  4. Cabdullahi Callasow Casir
  5. Mohamed Hussein Salah
  6. Nabadoon Abdullahi Ibrahin Casir (Caseer)
  7. Macalin Cali Hillowle Gacal
  8. Xildh. Xaaji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
  9. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  10. Abdi-Aziz Haaji Elmi Rubac
  11. Muktar Ahmed Mohamud (Katiitow)
  12. Dr. Osman Mohamed Sheikh
  13. Abdulle Hassan Nuurow
  14. Ahmed Haaji Osman (Askari)
  15. Sharaf Hussein Kulmiye
  16. Isma’il Hussein Kulmiye
  17. Sacdiyo Hassan Dalabeey
  18. Macallim Axmed Halane
  19. Daahir Siyaad Daamey
  20. Sakariya abdullahi Gacal
  21. Mas’uud Sheekh Caamir
  22. Axmednuur Elmi Rubac
  23. Gudoomiyaha Jaaliyada Shariif  Xayi iyo Bahda RSTVONLINE.com
  24. Bahda Somali Kulan TV
  25. Bahda Shabakada Duhur.com

ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUMAD AAMINO ROOBLE KABAD NAXRIISTII JANO ALLAHA SIIYO.

QOYSKII IYO EHELADII AY KATAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAAH HA KA SIYO.

WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO MARXUUMADA
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO –AAMIIN –AAMIIN –AAMIIN

BY: ABDI-AZIIZ ELMI RUBAC IYO MUKTAR AHMED MOHAMUD

COMMENTS
  1. inaali laahi wa inaa illayhi raajicuun inaalahay naxariistii jano hageeyo aamin rooblle kabad samir iyo iimaan ilahay anaga siiyo kuligeen

  2. ahmed deeqo said:

    Asc alaha u naxariisa,eedo Amiino rooble Kabed Qabrigeeda waasac alaha uga dhigo intiina taciyeheesan sabar iyo iimaan alaha naga wada siiyo By . deego Olten

  3. Ahmed deeqo said:

    Asc alaha u naxariisa,eedo Amiino roole Kabed Qabrigeeda waasac alaha uga dhigo intiina taciyeheesan sabar iyo iimaan alaha naga wada siiyo Ba . deego Olten