January 16, 2013 | Posted by admin

Inaa Lilaahi Wa Inaa Illeeyhi Raajicuun


waxa  halkan tacsi uga direynaa Marxuumad Shamso Ali Geedi oo ku geeriyootey magaalada Toronto ee dalka CANADA waxaan tacsidan udireynaa dhamaan eheladii, eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyootey gaar ahaan dhamaan reer Cali Geedi Shadoor in Marxuumad Shamso Illaaheey Janatul Fardowza ka waraabiyo….Aaamiin..Aaamiin…Aamiin.

Waxaa tacsidan diraya:

  1. Hooyo Guuro Jugyare Shador
  2. Sahra Muuse Cade
  3. Calas Muuse Cade
  4. Cumar Muuse Cade
  5. Kararo Muuse Cade
  • TORONTO DESK
  • CEYDARUS  H.CILMI RUBAC
  1. REER MINNSEOTA IYO U.K OO TACSIDAN DIRAYA
  1. Nabadoon Hussein Jimale Cadde
  2. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  3. Abdullahi Ali Kirbaag
  4. Dr. Dayib Mohamud Sheikh
  5. Sharaf Hussein Kulmie
  6. Isma’il Hussein Kulmie
  7. Moallim Ali Hillowle Ga’al
  8. Sakariye Abdullahi Ga’al
  9. Mascuud Sheikh Caamir
  10. Abdullahi Allasow Assir
  11. Daahir Siyaad Daameey
  12. Daa’uud Eid
  13. Khalif Ahmed Ali Dhega-Dheere
  14. Omar Abukar Wiif
  15. Nabadoon Abdullahi Ibrahim Assir
  16. Ali Ahmed Mohamud (Ali Dheere)
  17. Ahmednur Elmi Sheikh
  18. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  19. Adan Wardheere
  20. Moallim Ahmed

Waxaan illaahey uga baryeeynaa Marxuumad Shamso Ali Ghedi Shadoor inuu janatul Fardowza ka waraabiyo qoyskeeda, eheladeeda iyo asxaabteeda inuu ilaa samir ka siiyo Aamiin…Aamiin…Aamiin.

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

MUKTAR KATIITOW IYO ABDUL-AZIZ ELMI

COMMENTS
  1. ahmed deeqo said:

    inaa lilaahi wa inaa ilehi raajcuu marxuum shamso ali geed shadooro ilaahaye janadii fardoosa alaha geen qoosakii iyo ahaeladii aye ka geeriyotan samar iyo iibaan alaha ka siiyo Amiiiiiiiiin…….Amiiiiiiin By deeqo Olten