January 25, 2022 | Posted by admin

Saakay waxaa xiran inta badan suuqa Bakaaraha, gaar ahaan ganacsiyada waaweyn ee ku yaalay Bakaaraha.

Ganacsatada ayaa ka sheegay in ay jiraan culeesyo kaga yimid Ururka Daacish oo ganacsatada ka dalbay in ay bixiyaan lacago.

Qof ka mid ah ganacsatada ayaa ii sheegay in aysan jirin hanaan cad oo lagu garankaro iyo si loo fahmi karo kooxdan lacagta dalbayso ee sheegtay in ay yihiin Daacish.

COMMENTS