September 18, 2020 | Posted by admin

13 RA’IISUL WASAARE 20 SANO GUDAHOOD!

Ilaa sanadkii 2000, Soomaaliya waxaa soo maray 13 Ra’iisul Wasaare, oo ku jiro Ra’iisul Wasaaraha xalay la magacaabay, Maxamed Xuseen Rooble – taas waxay ka dhigan tahay in dalku 18 bilood kasta ama sanad iyo bar kasta uu yeelanayay Ra’iisul Wasaare cusub.

Halkan ka akhri magacyada saddex iyo tobanka soo maray dalka labaatankii sano ee u dambeeyay.

  1. Cali Khaliif Galeyr
  2. Xasan Abshir Faarax
  3. Maxamed Cabdi Yuusuf
  4. Cali Maxamed Geeddi
  5. Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde
  6. Cumar Cabdirashiid Sharmarke
  7. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
  8. Cabdiweli Maxamed Gaas
  9. Cabdi Faarah Shirdoon
  10. Cabdiweli Sheekh Axmed
  11. Cumar Cabdirashiid Sharmarke
  12. Xasan Cali Khayre
  13. Maxamed Xuseen Rooble

Xuquuqda Farhan Jimale

COMMENTS