August 2, 2020 | Posted by admin

Waxaa Maalinta birita ah Muqdisho ka furmaya shirweynaha Mudullood oo dhawaan Lagu madalsanaa inuu ka qabsoomo Muqdisho Laakiin dib udhacay.

Shirkaan ayaa ka Furamaya Xarunta Mowlaca Macalin nuur ee Degmada Hodan, wuxuuna socon doonaa Muddo 3 Maalin ah.

Shirkaan ayaa si gaar ah isha Loogu Hayn doonaa waxyaabaha Looga hadli doono iyo waxa ka soo bixi kara.

Xubna siyaasiin ah oo aad Loo garan ogyahay ayaa shirkaasi ka qeyb galaya waxaana La filayaa in Madaxdii Hore ay ka qeyb galaan sida, Cali Mahadi, shiikh Shariif iyo Xasan Shiikh Maxamuud.

COMMENTS