April 7, 2021 | Posted by admin

Shirkii Gollaha Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni.

Madaxda ayaa kulankooda maanta kaga arrinsanaya sii amba qaadidda Ajandaha shirweynaha qaran ee dhammeystirka arrimaha doorashooyinka.

Shirka oo uu guddoominayo madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra’iisul Wasaaraha XFS, dhamaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

COMMENTS