April 6, 2021 | Posted by admin

Shirkii hordhac ahaa ee u dhaxeeyay madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya , Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta dib u dhacay, waxaana la go’aamiyay in berri oo Arbaco ah la isugu yimaado, marka uu dib ugu soo laabto Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay safar gaaban oo degdeg ah ku tagay Dhuusamareeb.

Maalinta Birita ah ayaa Muqdisho waxaa ka dhacayaa shirka Madaxda Dowladda, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, waxuuna Maanta u xayiranyahay Madaxweynaha Galmudug oo dhuusamareeb shalay gaaray

COMMENTS