February 25, 2021 | Posted by admin

Shirka Musharixiinta iyo Raiisulwasaare Soomaaliya Rooble ay hada ka furmay Hotel Decale.

Shirkaan ayaa waxaa ku sugan Musharaxiinta Madaxweynaha ee kala ah Sh Shariif Sh Axmad, Xasan Sheekh, C/kariin Guuleed, Dahir Geelle, C/raxmaan C/shakuur, Shariif Xasan iyo Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galaya Kulanka.

Madaxwaynayaasha Galmudug, iyo Hirshabelle ayaa goob joog ka ah, Halka Madaxwaynaha Koonfurgalbeed uuna qayb ka ahayn Kulanka Maadaama uu Maanta Baydhabo gaaray

COMMENTS