September 11, 2022 | Posted by admin

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Goor dhaw ka furmay Madaxtooyada Qaranka, waxaana Shir gudoominaya Madaxweynaha Qaranka, Madaxda Dowlad-Goboleedyada Dalka ayaa ka qeyb-galaya waxaana diiradda Lagu saarayaa Arimaha Amniga, Abaaraha & qodobo kale

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dani ayaana Goob joog ka aheen Shirka, waxuuna socon doonaa Muddo 2 Maalin ah

COMMENTS