June 22, 2022 | Posted by admin

Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Sheekh Aadan Madoobe oo dalka dib ugu soo laabtay kadib safarkii hadal-heynta dhaliyay ee uu ku tagay Kenya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay dhowr maalmood uu ugu maqnaa magalada Nairobi ee dalka Kenya.

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugnaa Kenya kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Safaarada iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqanka dalkaas.

COMMENTS