August 2, 2021 | Posted by admin

Waxaa goordhaw lagu dhawaaqay natiijada Kursigii koowaad ee sanaterada aqalka sare iyadoo kursiga ay ku tartameen Labada musharax ee kala ah :

1: Zamzam Ibraahim Cali

2:Shariifo Xaaji Cusmaan Ibraahim

Musharax Zamzam Ibraahim Cali ayaa ku soo baxday doorashada iyado oo heshay codadkii la dhiibtay 81   , halka Shariifo Xaaji Cusmaan ay heshay  cod 4.

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga koowaad.

COMMENTS