May 4, 2021 | Posted by admin

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasirkaan Cusub ee La Magacaabay ayaa ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS, waana Qoyska reer ugaas oo ka soo jeeda Gobalka Hiiraan.

Wasiirkii Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar  ayaa dhawaan Xilkaas iska Casilay.

COMMENTS