June 26, 2020 | Posted by admin

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu  amba baxay dalka Qatar.

Wafdiga waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka  Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi iyo xubno kale oo ka tirsan Dowlddda.

ujeedaka safarka Ra’isul Wasaaraha lama oga, Hasa yeeshee Dowladda qadar ayaa aad u taageerta Dowladda Hadda jirta

COMMENTS