September 28, 2021 | Posted by admin

Ra”isul Wasaare Rooble Ayaa Sheegay in Ikraan Tahliil Faarax ay Cadaalad Heli doonto, dadkii ka dambeeyana dhibaatada Loo gaystay ikraana Cadaalada La Horgeyn doono.

Waxuuna Sheegay in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ay ku Howlantahay sidii Tilaaba Looga qaadi lahaa dadkii Falkaasi fuliyay.

Dadka Soomaaliyeed ayuu faray in Niyada ay Khayr u sheegaan islamarkaana ay is dajiyaan.

COMMENTS