May 7, 2021 | Posted by admin

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Gaaray Boqrtoyada Sacuudi Carabiya Waxaa Halkaas Ku soo Dhaweeyay Masuuliyin Ka Tirsan Boqrtoyada sacuudiha.

R/W Rooble ayaa la sheegay in sacuudiga uu u aaday Cumro, waxaana sidoo kale wararka qaar ay sheegayaan in Casuumaad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga.

Waxaa La Filayaa Markuu Cumrada Dhameesto Rooble Inuu Kuluma La yeesho Madaxda Boqortooyo sacuudiga.

COMMENTS