January 14, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  Ayaa Maanta dib ugu Soo Laabtay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

Safarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka  GalmudugDr Maxamed Nuur Gacal oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku xigeenka mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

COMMENTS