April 3, 2021 | Posted by admin

Qaramada Midoobey ayaa soo dhaweeysay shirka Maanta ay isku soo horfadhiisteen Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada dalka iyada oo aysan jirin wax Sharuudo ah

QM ayaa aheegtay in shirkan ay albaabada u xiranyihiin oo ah mid is xog waraysi ah ayna ka rajaynayaan mid mira dhal ah.

Qoraalka ka soobaxay Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa Lagu soo dhaweeyay Shirkaan is araga ah ee Ka soconaya Xerada Ciidamada Cirka ee Afisyooni.

COMMENTS