July 24, 2020 | Posted by admin

Maanta waxaa sanad Laga joogaa Markii Xarunta Gobalka Banaadir Lagu xasuuqay Masuuliyiin tira badan oo Gobalka Banaadir ka tirsan.

Wili cadaalad ma helin Madaxdii la xasuuqay, waxaana Maanta la dhigayaa Xus ku saabsan Madaxdii Xasuuqa Loo gaystay.

Dowladnimada iyo dadnimada kuma wanaagsana in cadaalad Loo waayo Masuuliyiin Hal maalin la xasuuqay oo Hadana aan meel laga soo qaadin wixii dhacay.

“Laakiin su’aasha ubaahan in laga jawaabo ayaa ah, Cadaalad ay waayeen Maayarkii Muqdisho iyo madaxdii kale yaa heli doona, waa su’aalaha ubaahan in Maanta Laga jawaabo ?.

COMMENTS