October 19, 2020 | Posted by admin

Waa kuwaan Magacayada Xilalka iyo Qabiilada 26 Ka Wasiir ee caawa la magacaaway

1) Mahdi Maxamed Guuleed Wasiirka labad Waa Dir waxaana uu kayahay Isaaq.

2) Cabdiqadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Cadaalada Waa Raxweyn waxana uu kayahay Jilible.

3) Cumar Cali Rooble Wasiirka Diinta Waa Hawiye waxana uu kayahay Abgaal.

4) Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Gargaarka waa .5 waxayna katahay Yaxar.

5) Muqtaar Xuseen Afrax Wasiirka arimaha Gudaha Hawiye waxaana uu kayahay Xawaadle.

6) Cabdiraxman Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyada Waa Dir waxa uu kayahay Samaroon.

7) Xasan Xuseen Xaaji wasiirka Gaashaandhiga waa Raxweyn waxaana uu kayahay Garre.

8) Xasan Xundubey Jimcaale Wasiirka amniga Gudaha Hawiye waxaana uu kayahay Abgaal.

9) Axmed Ciise Cawada Wasiirka Arimaha Dibada Waa Daarood waxana uu kuyhay Majeerteen.

10) Cabdullahi Abuubakar Xaaji Wasiirka Waxbarashada

11) Maryan Awees Jaamac Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Bada waa .5 waxaana ay katahay Mushunguli.

12) Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta Waa Daarood waxaana uu kayahay Warsangali.

13) Saalax Axmed Jaamac wasiirka Dastuurka Waa Dir waxaana uu kayahay Isaaq.

14) Maxamed Cabdullaahi Oomar Wasiirka Duulista Hawada Waa Daarood waxaana uu kayahay Absame.

15) Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Ganacsiga Waa Hawiye waxana uu kayabah Baadicade.

16) Siicd Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha Daarood Waxana uu kayahay Carab Saalax.

17) Cismaan Abuukar Duble Wasiirka Warfaafinta Waa Dir waxana uu kayahay Isaaq.

18) Cabdi Shiikh Axmed Wasiirka Boostada Waa Hawiye waxaana uu kayahay Murusade.

19) Xaniifa Maxamed Ibraahim Wasiirka Haweenka Waa Raxweyn Waxaana ay katahay Leysaan.

20) Cabdullahi Bidhaan Warsame wasiirka Kaluumeysiga Waa Daarood waxana uu kayahay Dhulbahante.

21) Xuseen Maxamed Shiikh Xuseen Wasiirka Xanaada Xoolaha Waa Raxweyn waxaana uu kayahay Dabare.

22) Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaad Waa Hawiye waxana ay katahay Gaaljecel.

23) Xuseen Cabdi Nuur Wasiirka Tamarta Waa Raxweyne waxaana uu kayahay Geeladle.

24) Duraan Axmed Faarax Wasiirka Shaqada Waa Daarood waxana uu kayahay Leylkase.

25) Maxmed Aadan Macalin Wasiirka Howlaha Guud waa Dir waxaana uu kayahay Biyomaal

26) Xamse Siciid Xame Wasiirka Ciyaaraha waa .5 waxaana uu kayahay Barawaani.

COMMENTS