December 9, 2016 | Posted by admin

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho aas Qaran loogu Sameeye allah unaxariiste Gen Maxamuud Maxamed guuleed Taliyihii hore Ciidamada cirka JS sido kale aha Gudoomiyihii Diyaarada Somali airline oo Dhawaan ku Geriyooday Dalka kenya.
Aaska Qaran ee loo sameeye marxuum Guleed ayaa waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin Ka Tirsan Labada Gole Ee Dowlada.

Sidoo kale waxaa ku sugnaa Aaska Dubabka dhaqanka Soomaaliyeed Oo Ugu Horooye Iimaan Maxamed yuusuf iyo Sido kale Nabadoonka Guud ee Beelaha Waceysle  Maxamed Cabidi Shido.

Geerida Gudoomiyihii Hore shirkada diyaaraha Soomaaliya ayaa dhawaan ku geeriyooday Dalka Kenya wxaana ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Marxuumkaasi Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

COMMENTS