January 29, 2021 | Posted by admin

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday madaxda DFS iyo dowlad Goboleedyada in ay xal ka gaaraan arrimaha doorashooyinka ee lagu kala aragti duwan yahay.

War kasoo baxay Safiirka ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in hoggaamiyeyasha Soomaalida ay qaataan go’aan si loo helo doorasho nabadoon.

Warka Safaarada ayaa lagu xusay in waxa xasilooni lagu helikaraa ay tahay doorasho lagu wada qanacsan yahay.

“Waxaan ku boorrinaynaa Farmaajo, Deni, Jubbaland [Madoobe],QoorQoor, Guudlaawe iyo Laftagareen in ay xalliyaan arrimaha taagan hadda, si Soomaalidu u helaan doorashooyin nabdoon oo u qalma” ayaa lagu yiri warka.

Safiirka ayaa intaasi kusii daray “Ma aqbali doono doorshooyin dhinac keliya ah iyo Isbarbaryaac midn

COMMENTS