Condolences
Videos
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb.
Wafdiga uu horkacayo madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin uu ugu horeeyo
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre,Madaxda Maamul goboleedyada Galmudug,Hirshabelle iyo Koofurgalbeed Soomaaliya.
Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaan ka qeybgalin soo dhoweynta madaxweynaha iyagoo ka maqan magaalada Dhuusamareeb.
Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ayaa ka dambeeysay, kaddib markii Madaxda dowlad Goboleedyada todobaad ka hor ay shir ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay ka soo qeyb galaan shir looga arrinsanayo xal ka gaarista Doorashooyinka
Waa markii u horeysay ee Madaxda dowlad goboleedyada ay shir ugu yeeraan Madaxweyne xil haya, kaddib markii ay diideen shirkii Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka dhici lahaa 5-8 July.
Gudiga Samatabixinta Beesha Absuge
XAFLADII ABDIFATAH
MAREEG STATE FUTURE PLAN
Having read this I believed it was rather informative. I appreciate you taking the time and effort to put this informative article together. I once again find myself personally spending a significant amount of time both reading and leaving comments. But precisely what, that it was still worthwhile!
I really love your blog.. Pleasant colors & theme. Did you develop this amazing site yourself? Please reply back as I’m attempting to create my very own blog and want to find out where you got this from or exactly what the theme is called. Thanks!
This can be a topic that’s close to my heart… Take care! Exactly where are your contact information though?