June 22, 2022 | Posted by admin

Qaar ka mid ah waftigii ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay bishii la soo dhaafay ayaa la sheegay in Imaaraadka Carabta lagu geliyay karantiil.

Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axaddii u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta.

Booqashada Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa horay loo sheegay inay qaadan doonta laba maalin balse muddo ka badan ayuu haatan maqan yahay waxayna taasi hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada ee Soomaalida.

mid ka mid ah Xubnaha Baratakoolka gaar ahaan gabar Lagu magacaabo xamda ayaa Looga shakiyay COVID-19, waxaana la galiyay karaantiil sida ay sheegeen xubna ka Tirsan Wafdiga Madaxweynaha

COMMENTS