July 31, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta tababar ugu soo xirayay Saraakiil iyo Saraakiil xigeena katirsan Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed oo tababar ku qaatay Xerada Turkisom ee Muqdisho

Saraakiisha Tababarka loo soo xiray ayaa xarunta TURKISOM kusoo bandhigay gaardis ay ku muujinayeen awoodooda iyo xirfadooda ku aadan sida ay uga go’an tahay in ay dhiigooda iyo naftooda u huraan difaaca Qaranka

COMMENTS