June 18, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safarkii ugu Horeeyay Maalinta Birita ah ugu ambabaxaya imaaraadka Carabta, waana safarkiisii 1aad tan iyo markii uu codka kalsoonida ka helay Xildhibaanada Dalka 15 May.

Imaaraadka Carabta ayaa lagu xantaa inay saaxiib dhaw la tahay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, waxuuna ku tegaya safarkiisii Kowaad

Shantii sano ee Madaxweyne Farmaajo imaaraadka Dowladda dhaxe ee dalka lama laheen Xariir wanaagsan, waxaana Hadda Xasan Sheikh uu doonayaa inuu Soo caliyo Xariirka Labada dhinac.

Safarka Madaxweynaha ayaa qaadan doona Maalma badan waxuuna safaro ku tagi doonaan Dalal dhowr ah

COMMENTS