June 25, 2022 | Posted by admin

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay Munaaabada 26 juun oo Caawa si weyn Looga xusay Soomaaliya 

Qoraal ka soobaxay Madaxweyne Xasan sheikh ayaa lagu yiri “

Waxaan hambalyada xuska sannad guurada 62-aad ee maalinta xoriyadda 26 Juun u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku suganyihiin.

Waxaan ku boorrinayaa shacabka Soomaaliyeed inaan si wadajir ah ugu istaagno dadkeenna la tacaalaya duruufaha nololeed ee ka dhashay saameynta abaaraha.

COMMENTS