June 9, 2021 | Posted by admin

Madaxweynihii Hore ee dalka Sheekh Shariid ayaa si kulul uga hadlay Wararka Sheegaya in Caruur Somaliyeed Laga qeyb galiyay dagaal ka dhacay itobiya.

Xasan Sheikh ayaa yiri ” Waxaan ka walaacsannahay Warbixinta ergeyga gaarka ah ee Q.M u qaabilsan arrimaha xuquuqul Insaanka ee ka hadlaysa xaaladda askarta Soomaalida ee loo qaadey Eritrea ee lagu sheegey ku lug lahaanshaha dagaalka Ethiopia.//googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-1142009357581879&output=html&h=310&slotname=7661502054&adk=1608344241&adf=3086779984&pi=t.ma~as.7661502054&w=372&fwrn=7&lmt=1623265452&rafmt=11&psa=1&format=372×310&url=https%3A%2F%2Fmudug24.com%2Fmadaxweynihii-hore-sheekh-shariif-oo-ka-walaacsan-hadalkii-qaramada-midoobey-ee-caruurta-somaliyeed%2F&flash=0&wgl=1&uach=WyJBbmRyb2lkIiwiOC4wLjAiLCIiLCJTTS1DNzAwMCIsIjkwLjAuNDQzMC45MSIsW11d&dt=1623265451860&bpp=7&bdt=542&idt=453&shv=r20210607&cbv=%2Fr20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dac7dc1550445206e-22ad240d5aa60050%3AT%3D1603950555%3ART%3D1603950555%3AS%3DALNI_MZ-nMTLEXYVWbXh9OXcs-HbboOUmQ&prev_fmts=0x0%2C372x696&nras=1&correlator=8458827097576&frm=20&pv=1&ga_vid=399821341.1604210266&ga_sid=1623265452&ga_hid=1717813553&ga_fc=0&rplot=4&u_tz=180&u_his=50&u_java=0&u_h=732&u_w=412&u_ah=732&u_aw=412&u_cd=24&u_nplug=0&u_nmime=0&adx=20&ady=2309&biw=412&bih=652&scr_x=0&scr_y=0&eid=31060005&oid=3&pvsid=3615545782211774&pem=762&ref=https%3A%2F%2Fmudug24.com%2F&eae=0&fc=1920&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C412%2C0%2C412%2C652%2C412%2C652&vis=1&rsz=%7C%7CoEebr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=2&fsb=1&xpc=abWdiItvhh&p=https%3A//mudug24.com&dtd=477

Waxaan ku baaqeynaa in baaritaan madax banaan lagu sameeyo halkii ay ku dambeeyeen dhalinyaradaas, iyadoo aan Xukuumadda usoo jeedinayno inay ka jawaabto baaqyada waalidiinta ubadkoodu maqan yihiin oo warbixinta lagu sheegey in ay qayb ka noqdeen dagaallo ka dhacay magaalada Agsum ee gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya.

Ugu dambeyntii waxaan walwalka la qaybsanaynaa waalidiinta iyo ehelka dhalinyaradaas la la’yahay, waana arrin ay tahay in mas’uuliyaddeeda lagula xisaabtamo madaxda dowladda ee ka dambeeyey falkaas foosha xun.

COMMENTS