September 26, 2020 | Posted by admin

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka oo fadhi Wadajir ah ku leh Xarunta Villa Hargaysa ayaa lagu Wadaaa in ay Meel Mariyaan heahiiskii Siyaasadeed ee dhawaan laga gaaray Jihaynta Doorashooyinka

Nuqulka loo qaybiyay Xildhibaanada ayaa lagu Muujiyay in la Aadayo doorasho dadban.

Dhanka kale Nuqulka Waxaa ka soo Muuqda qodob Muujinaya Mudada Xilhaynta Waxauuna u qoranyahay sidan.

COMMENTS