February 25, 2012 | Posted by admin


DUHUR-London-
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Mareeg State,Mudane Dayib Mohamud oo ka qeyb galay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada london ayaa fursad waxuu uhelay in u la kulmo Somali badan oo ka kala timid dunida dacaladeeda. Mudane oo xalay ka qeyb galay casho sharafki loo sameeyay madaxdii Somaliyed oo ka soo qeyb gashay shirkii London

Madaxweynaha Mareeg State, oo kolan la yeelan doono  jaaliyada ka soo jeeda mareeg state, ee ku nool magaalada London, ka dibnaMadaxweynahu wuxuu horay usii wadandoono safaradiisii oo  ku aadanaa shirar uu layeelan doono madaxda  dalalka  uganda  iyo  Ethiopia,iyo Kenya,ugu dambeyntina mudane Dayib oo dalka Somaliya booqan doon.

North America Duhur Media

Muktar Katiitow

COMMENTS
  1. mahdi said:

    waah waah waxaasaa shaqo ah illaah hakugu guulaysiiyo shaqada aad u hayso tolkaaga waxaana kuleeyahay halkaag ka sii wad