September 6, 2020 | Posted by admin

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan laqaadanayo Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam oo Booqasho rasmi ah ku yimid Golaha Aqalka Sare Ee BFS.
Madaxeeynaha DG Jubbaland oo ay la socdaan Wafdi ay kamid yihiin Xubno Baarlamaanka DG Jubbaland ayaa Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ka hor-jeedinaayo warbixin.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa kahor jeediyay warbixin asaga oo ku soo dhaweeyay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam asaga oo haatan warbixin kahor jeedinaayo Guddiga Joogtada Aqalka Sare -BFS.

COMMENTS