January 14, 2022 | Posted by admin

Waxaan maanta Magaalada Muqdisho kulan ku wada qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe xuseen.

Labada Masuul Ayaa iska waraystay xaaladaha guud ee dalka iyo dardargalinta dhameystirka arrimaha doorashooyinka.

madaxweynaha Hirshabelle Ayaa ku sugan Muqdisho ka dib Markii uu dhawaan ka qeybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

COMMENTS