August 5, 2020 | Posted by admin

Madaxweynaha galmudug Axmed cabdi kaariye Qoor qoor iyo Hogaamiyaha xisbiga wadajir ayaa Maanta ka qeyb galay Shirka Mudullood oo soconaya Maalintii 3aad.

Madaxweyne Qoor qoor iyo Hogaamiyaha wadajir ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Mudullood uga socda Mowlaha Macalin nuur ee Muqdisho.

Qoor qoor ayaa Khudbadiisa uga hadlay inuu ku faraxsanyahay ka qeyb galka shirweynaha Beelwaynta Mudullood.

Dhinaca kale C/raxmaan c shakuur warsame oo si weyn uga hadlay xaalada dalka ayaa sheegay in shirkaan uu muhiim u yahay ubucda siyaasada dalka.

COMMENTS