February 22, 2021 | Posted by admin

Madaxwaynayaashi hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud Iyo Sheikh Shariif  Sheikh Axmed Ayaa sakay tagay Isgoyska fagax , Hotel Kaah, Hotel Ramadaan , Hotel Gar guurte , Hotel lafwayn, iyo goobo kale oo badan sida aan xogta kuhelay.

Sidokale Labada madaxwayne ayaa ka qayb galay Tacsida alle haunaxariiste Samafale iyo ganacsade Xaaji Daa’uud oo dhawaan muqdisho ku geeriyooday taas oo ka dhacaysa moolaciisa oo kuyaala Xaafadda Gumarey ee Degmada Kaaraan.

Intaas kadib ayay socod indha indheyn ah kusoo mareen qaar kamid ah xaafadaha degmooyinka kaaraan iyo Yaaqshiid waxayna dib ugublaabteen xaafadahooda .

COMMENTS