July 30, 2011 | Posted by admin

COMMENTS
  1. Mustqbal said:

    Juumo, Akhri sadarka ama sentence-ka ugu horeeya.Dad badan ayaa laga yaabaa iney isweydiinayaan aaway ganacsatadii reer Mareeg?. Waxaan la hadlayaa dadka aaminsan in ganacsatada loo baahan yahay. Waxaan aaminsanahay in ganacsatadu tahay sida hooskaaga oo kale, marka aad hooskaaga is tiraahdo gaar waa kaa cararayaa,marka aad ka caraartana waa kaa soo daba cararayaa.Waxaan iri dumarka reer Mareeg waa lafdhabarkii Mareeg State, mana ku dhaga hadlin.
    Waan kaa diiday tan aad tiri meelkasta oo aad tagto ragaa wax la yimaada, dumarkuna way kabaan, NO,NO,NO. Sidaa maaha, dumarku iyagaa naga dhiga dirac ama doqon, dumarkeena reer mareeg waxay la midyihiin ragga. Marnaba ha oran erayga “Naag”.

    U fiirso, Women + youg people = Mareeg State

  2. Juumo said:

    Dumarka reer mareeg weey u duubteen in aay ragooda iyo dhulkooda dhisaan maalkooda iyo codkooda ayagoo qaar ka mid ah abahood kaliya yahay hooyadood iyo rijaalkooda yahay dad kale yhiin ayeey ragooda u soo wateen xafladahii reer mareeg meesha ay qaarka mid ah boqoloow reer mareeg uu mashquul ku yahay jago in laga siiyo mareeg state hadii kale wuu mucaaradi meesha kan kale oo raga reer mareeg ah la iibsaday ama uu facaa tuug ku dhacday oo qabiilaad kale dowladnimo u doontay waadiga leh dumarka ha sameeyaan tageero ee sideey u sameeyaan hadeey raga reer mareeg facaa tuug naqdeen dumarkuna horaa loo yiri naag ninkeedeey ku tol tahay dumakana waad cebeyseen ragooda ayey ku yirahdeen cawa waan baxayaa lacagna waan qaadayaa dadkeeygii ayaa dowlad sameeysanaaya adinkoo rag ah ogna naagaha mida aad ku haysiin oo ah in ay meel adin oo isaga ku mashquulsanaato hadii ninka inadeerkaa aheeyn ma rabyo mareeg soow dhabar jab uma ah in ragii aan u rooreynay ay qolooyin kale wasiiro ka qaateen oo ragii shisheeye ee dumarkiina idiin soo maquunsheen cawa ragoodii ku isfooteeyaan ama ku dhega hadlaan mustaqbal meel kasta oo aad tagto ragaa dadnimo la yimaada dabadeedna naagu naqdaan kabto ee waxaan dhihi lahaa ragu dib ha u hadleen anagana garabkooda ayaan taganahay dabadeedna noqon lahayn dumarkii ka soo jeeda rag aan loo geli karin. Raali ka noda wixii xad gudub ah waa haweeneey ku darsata fikirkeeda dadkeeda jecelna in dadkeeda meel tago wa billahi towfiiq.

  3. Mustqbal said:

    Dad badan ayaa laga yaabaa iney isweydiinayaan aaway ganacsatadii reer Mareeg?. Waxaad ogaataan in ganacsato meelwalba ay joogaan aysan dhisi karin dowlad ama aysan diidi karin dowlad. Dad badan oo aqoonyahano ah ayaa ka deyriyay Barrack Obama in uu madax ka noqdo Mareykanka, haseyeeshee markii ugu horeysay taariikhda Mareykanka ayaa, dumarka mareykanka iyo dhalinyarada dhexda u xirteen in ay doortaan nin madow in uu madax ka noqdo wadankooda,beeniyayna fikradii aqoonyahanada ay isla dhexmarayeen.Hillary Clinton ayey saari lahaayeen madaxtinimada haddii ganacsato iyo maalqabeel qof ay wax ka dhigi karaan. Taas waxaan ula jeedaa lafdhabarka Mareeg State waa dumarkeena iyo dhalinyaradeena, maal iyo murq hadeey isku geeyaan looma baahna lacagta ganacsatada, hadhow iyagaa kuu imaandoona. Mudane Madaxweyne, waad aragtay in dumarka reer Mareeg ay marwalba naga firfircoonyihiin.
    Dhinyarada iyo dumarka reer Mareeg fiiro gaara u yeelo. inta soo hartay waxay ku mashquulsanyihiin sidii ay u kala qeybinlahaayeen beelweynta reer Mareeg oo aan kala qeysami karin taasna ay guul u tahay cadowga reer Mareeg, dad baa laga yabaa in ay yiraahdaan reer Mareeg malaha cadow, Rasuulkeenii barakeysnaa ayaa cadow lahaa. Ugu danbeentii waxaan oran lahaa dumarka iyo dhalinyarada reer Mareeg waa in aad garab istaagtaan Madaxweynaheen Mudane Dayib oo aad tustaan dadka kale ee reer Mareeg oo weli ku mashquulsan figradihii hore, in isku duubni oo kaliya lagu gaari karo wax kasta oo aad rabto.

    Women + youg people = Mareeg State