January 13, 2017 | Posted by admin

calanka

Madaxwaynaha Maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in Maanta uu ku dhawaaqo liiska Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug sida aan Ka Helnay Ila wareedyo ka ag dhaw Madaxwaynaha Maamulkaasi.

Liiska Golaha wasiirada ayaana Wili la shaacin waxaana la filayaa in Saacadaha soo aadan Magaalada Jowhar looga Dhawaaqo Xubnha Golaha Wasiirada oo soo xushay Madaxwayne Cali Cabdullaahi Cosoble.

Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa dhowr Jeer Fursad siiyay Madaxwaynaha Taas oo ku soo Magacaabi doono Golahiisa wasiirada.

Wararka aan Helnaya ayaa sheegay in Liiska Golaha wasiirada uu qayb ka yahay Muxudiin Xasan Afrax oo ah Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayadka.

Maxamed Daacad Muqdisho,

[email protected]

COMMENTS