August 2, 2022 | Posted by admin

Liiska Wasiirada ugu Culus ee Xukuumadda R/W Xamza ayaa goor dhaw la shaaciyay waxaana la soo muuqday xabna sare oo saameyn leh

Ra’isul Wasaare ku xigeenka Dalka Salaax Axmed jaamac

Sheikh Muqtaar abuumansuur Wasaaradda Diinta

Xasan Macalin Maxamuud cadaalada

Axmed Fiqi wasiirka Arimaha Gudaha

Dr Cilmi Maaliyada

C/qaadir M Nuur Gaashaandhiga

Abshir Cumar caruuse Wasiir Arimaha Dibada

Faraax C/qaadir Waxbarashada

Maxamuud Beena been Qorsheenta

Jen, ilkajiir Wasiirka dekedaha.

jaamac Xasan Khaliif Wasaaradda Boostada

Xasan Eeleey xanaanada Xoolaha

jabrii Nuur Wasaarada ganacsiga Soomaaliya

ismaaciil sh Bashiir Waisirka Howlaha Guud

Khadiija Diiriey W/Haweenka

Dr C/risaaq Cumar Wasaarada Batrool

Doodis he Waisirka amniga

Madoobe nuunoow Wasiirka Beeraha

Faarax C/qaadir Waxbarashada

Warfaafinta Daa’uud Aweys

COMMENTS