December 24, 2010 | Posted by admin

Dhalinyaradaas oo ahayd lix qofood ayaa ka warbixiyay sababihii ku dhaliyay in ay ka soo goostaan iyo waliba tacaddiyadii ay u dulqaadan waayeen ee Shabaabku ay kula kaceen shacabka intii ay ka midka ahaayeen.

Sidoo kale Taarikhdooda ayaan wax ka taaban doonaa, waxaana Barnaamijka todobaadkaan noo diyaariyay Wariye Liibaan Cabdi Cali.

Halkaan ka dhegeyso.

COMMENTS