October 14, 2020 | Posted by admin

Munaasabad loogu duceynayey dadkii ku shahiidey Qaraxii 14 Octobar 2017 ka dhacay Isgiyska Soobe ayaa lagu qabtay maanta Magalada Muqdisho.


Waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir, Culumaa’udiin iyo dadweyne kale.


Waxa Munaasbadda looga dooday ka hortagga fekerka xagjirka ah iyo sida loola dagaalamayo Alshabaab.

COMMENTS