February 26, 2021 | Posted by admin

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si weyn u dhaweeyay heshiiskii ay xalay wada gaareen midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadda Soomaaliya kulan ka hdacay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho.

Waxay sheegeen in ay soo dhaweenayaan Go’aankii xalay islamarkaana uu ahaa Tilaabo Muhiim ah oo Muujinaya in Horumar siyaasadeed La gaaray.

“dhanka Kale Puntland ayaa dhankooda Soo dhaweeyay Heshiiskii xalay waxaana Qoraal ka soobaxay Madaxtooyada Puntland lagu sheegay inay Taageerayaan Go’aankii La gaaray.

Waa Tilaabo Wadajir ah oo Puntland iyo Jubbaland ay ku soo dhaweeyeen Heshiiskii xalay wada saxiixdeen Musharaxiinta iyo Xukuumadda xil gaarsiinta Somaaliya

COMMENTS