September 5, 2020 | Posted by admin

Gudoomiyha gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) iyo siihyaha safiirka.Talyanig ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah xarig uga Jaray Mashruuc ka kooban Biyo Nadiifiye iyo koranto.

Mashruucaan  oo ay Dowlada Talyaniga kahirgalisay isbitalk laansareeti  gaar ahaan Qeybta lagu Xanaaneyo dadka qaba xanuunka dhimirka ayaa Maanta xariga Laga jaray.

Qeybtaan cusub ayuu Gudoomiye Cumar finish ku sheegay in ay tahay Mid muhiim ah maadaama Lagu dabiibi doono dadka dhimirka La,.

Si Quruxbadan ayaa Loo qalabeeyay Qeybtaan Cusub oo Laga dhisay Gudaha isbitaalka Laansareeti ee Degmada C/casiis

COMMENTS